Abiy oo Madaxweynihii maamulka Oromada iyo Siyaasi kale oo caan ah Wasiiro ka dhigay

Ra’isul Wasaaraha Dowlada Itoobiya Abiy Axmed ayaa magacaabay Sadex Wasiir oo kamid noqonaya Xukuumadiisa cusub, waxa uuna xilal Wasiiro u magacaabay Siyaasiyiin caan ka ah gudaha Itoobiya. Abiy Axmed ayaa Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga Itoobiya u magacaabay Lemma Megresa oo ahaa Madaxweynihii hore Ismaamulka Oromada , waxa uuna ninkan kamid yahay siyaasiyiinta caanka ka ah Itoobiya … Continue reading Abiy oo Madaxweynihii maamulka Oromada iyo Siyaasi kale oo caan ah Wasiiro ka dhigay